Somali News, Entertainment, and Sports on The Horseed Media

Robin van Persie oo seegi doono kulanka Barcelona todobaadka danbe
Orginal Post: Somali News, Entertainment, and Sports on The Horseed Media

Weeraryahanka kooxda Arsenal Robin van Persie ayaa la xaqiijiyay in uu ka maqnaan doono ciyaarta adag ee todobaadka danbe kooxdiisa ay la yeelan doonto kooxda Barcelona ee wadanka Spain. Xidiga u dhashay wadanka Holland ayaa waxa uu qabaa dhaawac ka soo gaaray ciyaartii finaalka koobka Carling Cup-ka ee  todobaadkaan ay la yeesheen kooxda Birimgham City. Dhaqaatiirta [...]

Full article here: Robin van Persie oo seegi doono kulanka Barcelona todobaadka danbe

Wafdi Ka Socdey Qaramada Midoobay Oo Ka Dhoofay Boosaaso
Orginal Post: Somali News, Entertainment, and Sports on The Horseed Media

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo u hogaaminayey Xirriiriyaha arrimaha Bini’aadamnimada u qaabilsan Soomaaliya ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyaardaha ee Boosaaso. Xirriiriyaha arrimaha Bini’aadamnimada u qaabilsan Soomaaliya Mark Bowden ayaa Puntland u yimi sidii uu indha indheyn ugu sameyn lahaa arrimaha dadka barakacayaasha iyo abaaraha ka taagan Soomaaliya. Waxay booqasho ku tageeb intii ay [...]

Full article here: Wafdi Ka Socdey Qaramada Midoobay Oo Ka Dhoofay Boosaaso

Golaha Wasiirada DFKM ah oo Shirkoodi kasoo Saarey Qodobo Xasaasi ah
Orginal Post: Somali News, Entertainment, and Sports on The Horseed Media

Golaha Wasiirada Xukuumada Raysalwasaare Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta shir aan caadi ahayn ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay kasoo saareen qodobo xasaasi ah. Hoos ka akhri Warsaxaafadeedka laga soo saarey shirka gaba gabadiisa; Waxaa maanta shir aan caadi aheyn isugu yimid golaha Wasiirada ee Xukuumada iyadoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukumada Federaalka [...]

Full article here: Golaha Wasiirada DFKM ah oo Shirkoodi kasoo Saarey Qodobo Xasaasi ah

Kalfadhiga Golaha degaanka ee Gaalkacyo oo Furmay
Orginal Post: Somali News, Entertainment, and Sports on The Horseed Media

Kalfadhiga golaha degaanka ee magaalada Gaalkacyo ayaa maanta si rasmi ah halkaas uga furmey,iyadoo kalfadhiga uu yahay kii afaraad. Kalfadhiga oo saaka si rasmi ah loo furey ayaa waxaa kasoo qaybgalay masuuliyin kala duwan oo ka tirsan Dawladda Puntland,Xildhibaano iyo xubnaha golaha degaanka. Wasiirada kasoo qaybgalay kalfadhiga ayaa waxaa kamid ahaa Wasiir Shaqada,Shaqaalaha,Dhalinyarada iyo Isboortiga [...]

Full article here: Kalfadhiga Golaha degaanka ee Gaalkacyo oo Furmay

Wasaaradda Beeraha oo Kulan La Yeelatay Dad ku Xeeldheer arimaha Beeraha
Orginal Post: Somali News, Entertainment, and Sports on The Horseed Media

Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Dawladda Puntland xarunteeda magaalada Garoowe ayaa waxaa kulan balaaran isugu yimid madaxda Wasaarada iyo Aqoonyahano dhinaca Beeraha ku xeeldheer. Kulankaan oo ahaa mid usoo qaban qaabiyay Wasiirka Beeraha ayaa waxaa looga golahaa sidii loo hormarin lahaa beeraha Puntland. Wasiirka Beeraha Eng.Maxamuud Saalax oo saxaafada kulanka dabadeed uga warbixiyay ayaa waxaa uu [...]

Full article here: Wasaaradda Beeraha oo Kulan La Yeelatay Dad ku Xeeldheer arimaha Beeraha

Hay’ada TADAMUN oo Tabbabar Xarunta Wasaaradda Haweenka uga furtay 15-Gabdhood (Sawiro)
Orginal Post: Somali News, Entertainment, and Sports on The Horseed Media

Hay’adda Tadamun ayaa Tababar socanaaya Mudo 7 Cisho ah ugu qabtay 15 Gabdhood Xarunta Wasaarda Haweenka iyo ariimaha Qoyska tababarkaan oo ahaa mid loo qabtay gabdhaha mutadawac nimad ugu shaqeeya wasaarda haweenka ayaa lagu bari doon si ay usameeyaan xog uruurinta ku saabsan waxbarashda haweenka iyo  tacdiyada ku dhaca haweenka, Tababarkaan ayaa furitaan kiisa waxaa [...]

Full article here: Hay’ada TADAMUN oo Tabbabar Xarunta Wasaaradda Haweenka uga furtay 15-Gabdhood (Sawiro)

Kooxda Palerma oo shaqadii ka cayrisay macalin Delio Rossi !!
Orginal Post: Somali News, Entertainment, and Sports on The Horseed Media

Kooxda Palerma ee wadanka Talyaaniga ayaa shaacisay in ay shaqadii macalinimo ka ceyriyeen macalinkooda Cosmi Delio Rossi kadib guul daradii maalintii axad eheed  ay kala kulmeen kooxda Udiniese Calcio oo ka mid ah naadiyada ka ciyaara horyaalka Serie-d wadanka Talyanaiga. bayaan ka soo baxay  gudoomiyaha naadiga Palerma ninka lagu magacaabo  Maurizio Zamparini ayaa lagu sheegay [...]

Full article here: Kooxda Palerma oo shaqadii ka cayrisay macalin Delio Rossi !!

Jaaliyadda Puntland ee Finland Oo Koob Kubada Cagta ah u qabtay Kooxo Ka dhisan Bari Iyo Karkaar[Sawiro]
Orginal Post: Somali News, Entertainment, and Sports on The Horseed Media

Jaaliyadda  Puntland ee wadanka Finland ayaa koob u qabatay laba kooxood oo ka dhisan gobollada Bari iyo Karkaar lagu kala magacaabo Horseed Media oo ka socotay magaalada Boosaaso iyo New Kaambo oo iyana ka socotay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar. Hanad Boqor Cabdullaahi oo matalaayey Jaaliyadda Puntland ee dalka Finland iyo Axmed Xassan Cartan [...]

Full article here: Jaaliyadda Puntland ee Finland Oo Koob Kubada Cagta ah u qabtay Kooxo Ka dhisan Bari Iyo Karkaar[Sawiro]

Kenya oo Walaac ka Muujisay Hanjabaadi Al-Shabaab
Orginal Post: Somali News, Entertainment, and Sports on The Horseed Media

Dawladda wadanka Kenya ayaa walaac xoogan ka muujisay hanjabaad dhowaan kasoo yeertay kooxda Al-Shabaab ee ku aadan in ay weeraro ka geysan doonaan gudaha dalkaas iyadoo ay ku eedeyeen in ay ka qayb qaadatay dagaaladii ka dhacay degmada Beledxaawo. Taliyaha Ciidamada Booliska Kenya Mathew Itere oo la hadlaayay saxaafada dalkaas ayaa sheegay in aysan dhayalsan [...]

Full article here: Kenya oo Walaac ka Muujisay Hanjabaadi Al-Shabaab

Kooxaha Burcadbadeeda oo Afduubtay dooni ay lasocdeen muwaadinin u dhashey Denmark
Orginal Post: Somali News, Entertainment, and Sports on The Horseed Media

Kooxaha Burcadbadeeda Soomaalida ayaa Badwaynta Hindiya ka afduubtay muwaadinin u dhashey dalka Denmark,kuwaas oo lasocday dooni nooca dalxiiska ah. Wasaaradda arimaha dibadda ee Denmark ayaa xaqiijisay in Burcadbadeeda ay gacanta ku dhigeen 7-ruux oo saddex kamid ah ay yihin caruur da’adooda u dhaxeyso 12 ilaa 16-sano jir. Doonida ayaa la aaminsanyahay in kooxaha Burcadbadeeda ay [...]

Full article here: Kooxaha Burcadbadeeda oo Afduubtay dooni ay lasocdeen muwaadinin u dhashey Denmark

Raysalwasaare Farmaajo iyo Odeyaal Dhaqmeed oo kawada hadlay Xaaladda dalka
Orginal Post: Somali News, Entertainment, and Sports on The Horseed Media

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliyeed Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaaraha iyo odayaasha dhaqanka ayaa ka wada hadlay arrimaha dalka Soomaaliyeed, gaar ahaana abaaraha iyo weliba marxaladda kala guurka ah ee fooda inagu soo heysa. Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo todobaadkan dalka dib ugu soo [...]

Full article here: Raysalwasaare Farmaajo iyo Odeyaal Dhaqmeed oo kawada hadlay Xaaladda dalka

Vacancy Announcement – Strategic Planning Consultant
Orginal Post: Somali News, Entertainment, and Sports on The Horseed Media

Position One Organization Ministry of Labour, Youth and Sports Position Title Strategic Planning Consultant Duration 6 Months Application Deadline 7th March 2011 Number of positions One Duty station Garowe Apply here Position Two Organization Ministry of Labour, Youth and Sports Position Title Labour Advisor Duration 1 year Application Deadline 7th March 2011 Number of positions [...]

Full article here: Vacancy Announcement – Strategic Planning Consultant

Madaxweyne Shariif oo la kulmay Guddiyo ka tirsan Baarlamaanka
Orginal Post: Somali News, Entertainment, and Sports on The Horseed Media

Madaxweynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilsay guddiyo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka,waxaana ay kawada hadleen arimo dhowr ah. Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu sheegay in ay kawada hadleen arimo ay kamid yihin dagaaladii dhowaan Ciidamada Dawladda iyo kuwa AMISOM ay fariisimo kala wareegeen kooxda Al-Shabaab.wuxuuna Madaxweynaha ku [...]

Full article here: Madaxweyne Shariif oo la kulmay Guddiyo ka tirsan Baarlamaanka

Seychelles oo midkii 20-sano ku xukuntay 10-Burcadbadeed
Orginal Post: Somali News, Entertainment, and Sports on The Horseed Media

Maxkamad ku taalla Jaziirada Seychelles ayaa maanta oo isniin ah la horkeenay dhalinyaro Soomaali ah oo lagu eedeyey fal dambiyeedka Burcadbadeednimada. Dhalinyarada la horkeenay maxkamada ayaa tiradooda gaaraysay 10-ruux,waxaana ay in mudo ah ku xirnaayeen xabsi ku yaalla isla Jaziirada iyadoo laga soo qab qabtay Badwaynta Hindiya iyo xeebaha Seychelles. Kadib markii la dhageystay dambiyada [...]

Full article here: Seychelles oo midkii 20-sano ku xukuntay 10-Burcadbadeed

Wasaaraddaha Puntland oo ka arinsanaaya Mashaaricda ka imaada dalka dibadiisa iyo kuwa kale (Sawiro)
Orginal Post: Somali News, Entertainment, and Sports on The Horseed Media

Xarunta Wasaaradda Qorsheynta iyo Xirrirka Caalamiga Puntland ka furmay kulan ku saabsan Wadatashi ah kasoo ay ka soo qayb galeen qaybaha kala gadisan ee wasaaradaha iyo Hay’addaha Dowlada Puntland. kulankaan wada tashiga ahaa ayaa ku saabsanaa qaabkii loogu samayn lahaa siyaasada isku xirta mashaariicda dibada ka imaanaya iyo kuwa ay wadaan laamaha Dowlada,waxaana Furitaankii ka [...]

Full article here: Wasaaraddaha Puntland oo ka arinsanaaya Mashaaricda ka imaada dalka dibadiisa iyo kuwa kale (Sawiro)