Raadreeb

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Kenya oo ka hadlay Doorashadii Madaxweynaha Jubbaland.
Saraakiil ka tirsan ciidamada Dowlada Kenya ayaa markii ugu horeeysay ka hadlay ku dhawaaqida Madaxweynaha Jubbaland.

Afhayeenka ciidamada Kenya Cyrus Oguna oo ka hadlaya doorashada Axmed Madoobe ayaa sheegay in waxa ka soo baxay shirka Soomaalida dadaalka badan galiyeen uu yahay arrin mudan in loo sacab tuma. (KDF spokesman Cyrus Oguna hailed the election of Madobe saying: “Having a government out of the efforts of the Somali people, is something that is worth applauding).” afhayeenka ayaa sidaa si u sheegay jaraa’idka Standard ee Kenya ka soo baxa.

Sarkaal kale oo ka tirsan isla ciidamada Kenya ayaa isna guul ku tilmaamay in uu miro dhalo. Waxaan u maleeynayaa waa arrin wanaagsan ayuu yiri Col Oguna sababtoo ah waxeey muujineeysaa habka siyaasada uu miro dhalay oo ay hogaaminayeen qabiilo kala duwan oo ka kala yimid Jubbooyinka. wuxuu ahaa wada hadal Soomaalidu iyagu hogaaminayeen shirarkooda.  (“I think it is a good thing because it shows that the political process is eventually bearing fruit and it is a process that has been spear-headed by delegates drawn from various clans in Jubbaland. It was actually a Somali-led process,” Col Oguna told The Standard on Sunday in an interview on Thursday).

Dhinace kale wargeyska ayaa ku tilmaamay in Hiiraale yahay mashruuc gacan ku sameeys Xamar laga soo diray oo aanu macno weeyn ku fadhin. (Moments after Madobe was elected president, Mr Barre Aden Shire, popularly known as Barre HIiraale, declared he was president, duly elected by residents. It is believed Hiiraale is a Mogadishu project to scuttle Jubaland). Hadalada ka soo yeeray masuuliyiinta ciidamada Kenya ayaa muujinaya moowqifka dowladoodu ka qabto shirka Jubbooyinka in uu yahay mid dastuurka Soomaalida waafaqsan gacantana ku hayaan dadka deegaanka. Hadalada ka soo yeeray saraakiisha Kenya ayaa wadada u fureeysa in shacabka Jubbooyinka iyo hogaankoodaba lagu garab istaago sidii ay u xasilin lahaayeen deegaanadooda nabad iyo nidaamka u horseedi laheeyeen.

Ururka Sahal oo Bayaan Adag kasoo Saaray Cadaalad Xumada iyo Farogelinta Qaawan ee Xasan Sh.
Ururka Sahal ayaa Bayaan Adag kasoo saaray Cadaalad xumada iyo farogelinta qaawan ee Xasan Shiikh Maxamuud.

Ururka Sahal ka dib markii uu u kuurgalay shir deg degt ah oo xulufada Xasan Shiikh (waxaana goob joo ahaa Gacan ku dhiigle Gaafow, Cabdikariim Guuled iyo xubno kale) ay 16-5-2015 ku yeesheen xarunta Villa Soomaaliya waxaa laga soo saaray in gobolada Jubbooyinka lagu soo rogo cuna-qabatayn cir, dhul iyo bad ah isla markaasna lagu soo rogo xaalad deg deg ah. Sidaasi darteed waxuu halkaan kusoo bandhigayaa bayaan adag oo looga digaayo cawaaqib xumada ay arintani keeni doonto.

1. Waxaan si adag u cambaaraynaa shirkii dulmiga ahaa ee madaxwaynaha iyo xulafadiisu ay kaga hadlaayeen sidii shirqool iyo dhibaatayn looga dhex abuuri lahaa shacabka gobolada Jubbaland;

2. Waxaan si adag u cambaaraynaa hadalkii kala qaybinta iyo iska horkeenka ahaa ee ku hadlay Cabdikariim Guuled kaasoo uu uga soo horjeeday shirkii dhisitaanka maamulka Jubbaland State of Soomaaliya;

3. Waxaan xusuusinaynaa Gaafow intooda badan dadka Soomaaliyeed ay u oqaansan yihiin dagaal ooge iyo gacan ku dhiigle xoog ku haysta guryo badan oo laga qaxay 1991. Sidoo kale waxuu Gaafow ku qaraabtaa magaca haya’ada Socdaalka Soomaaliyeed nasiib darro laantii socdaalka waxay dhimatay 1991 taasoo ku beegan markii ay dhacday dawladii kacaanka ahayd;

4. Waxaan si adag uga digaynaa isku dayga Xasan Shiik iyo xulufadiisu ay ku doonayaan inay cunaqabatayn saaraan gobolada Jubbaland. Sidoo kale Xasan Shiikh iyo xulufadiisa waxaan u sheegaynaa inay arintan ka waantoobaan waayo waxaan la soconaa inaysan xaataa xiri karin  hawada Muqdishu iskaba daa hawada, dhulka iyo badda Jubbaland waayo waxuu Muqdisho marti u yahay ciidamada AMISON oo ku ilaaliya Villa Soomaaliya;

5. Ururka Sahal waxuu ummadda Soomaaliyeed iyo beesha caalamka la socodsiinayaa in Xasan Shiikh iyo xulufadiisu ay ku socdaan cadaalad darro cad iyo sii kala fogaynta ummadda Soomaaliyeed isla markaasna ay Soomaaliya dib ugu celinayaan dagaal sokeeya.

6. Ururka Sahal si adag markale dhaleecayn tusa uga tuurayaa idaacada VAO Soomaali oo markii hore loogu talogalay inay wararka usoo gudbiso dadka ku hadla af Soomaaliga laakiin hadda u xuubsiiibatay idaacada tabisa fikradaha Xaad, Axmed Diiriye iyo xulufada Xasan Shiikh. Waxaan ummadda Soomaaliyeed la socodsiinaynaa in idaacada VAO Soomaaliya ay ku xad-gudubtay sharciga saxaafada dhexdhaxaadnimada ay dawlada USA ugu talogasay isla markaasna ay hadda noqotay idaacad uu ku adeegto hogaamiye kooxeed la dhaho cabdiraxmaan Yabarow;

Ugu danbayntii, waxaan Xasan Shiikh xusuusinaynaa inuu maanta lumiyey 80% kalsoonida iyo rajadii ay shacabka Soomaaliyeed ku qabeen inay helaan madaxwayne u siman guud ahaan ummadda Soomaaliyeed isla markaasna dawladii madaxwaynaha loogu doortay ay maanta kusoo ururtay ilaalinta beesha iyo xisbiga uu kasoo jeedo.

Bayaankan waxaa London kasoo saaray ururka Sahal.

Wararkii Ugu Dameeyey ee Gudigii ka Socday Ururka IGAD ee Kismaayo ku Sugnaa.
Gudigii ka Socday Urur Goboleedka IGAD ee Maalmihii lasoo dhaafay soo  gaaray Magaalada  Kismaayo ayaa sida qorshuhu yahay maanta soo afmeeraya wareysiyadii kala duwanaa ay la lahaayeen qeybaha kala duwan ee salaadiinta, odayaasha,ergada,maamulka iyo qeybaha kale ee bulshada.

Wareysiyadii shalay ka dhacay hoolka shirweynaha ee Jaamacada Kismaayo ayaa lagu soo waramayaa inay  isafgarad kusoo dhamaadeen iyadoo xogtii ay halkaa kasoo uruuriyeen ugud bin doona shirka IGAD ee lagu balanyahay in todobaadyada soo socda ka furmo Magaalada  Addis Ababa ee Dalka Ithopia.

Jawiga Magaalada  Kismaayo ayaa ah mid aad u xasiloon marka laga soo tago xaaladaha ay saxaafadu abuurayso majiraan ciidan ama kooxo isku haysta Maamulka magaalada Kismaayo  iyadoo ay Amaanka Guud ee Magaalada ay sugayaan Ciidamada Maamulka Jubbaland iyo Kuwa Amisom ee Gacan Siinaya.

Garoowe:Xarunta Wasaarada Xanaanada Xoolaha Puntland oo kulan lagu qabtay(Sawiro).
Xarunta wasaarada xanaanada xoolaha Puntland ayaa maanta lagu qabtay kulan lagu sagootinayay kooxo dhakhaatiir iyo kalkaaliyaal isugu jira oo u baxaya gobollada kala duwan ee Puntland si ay u soo daweeyaan xoolaha.

Gudoomiyaha Barlamanka Puntland ,wasiirada xanaanada xoolaha ,deegaanka ,warfaafinta, xildhibaano ,dhakhaatiir ,hayadaha la shaqeeyaa wasaarada iyo marti sharaf kale  ayaa ka soo qaybgalay.

Wasiir ku xigeenka xanaanada xoolaha Cabdiweli Xirsi Nuur ayaa sheegay in ku dhowaad 5 Milyan oo xoolaha Puntland ah ay kooxhani ka soo talaali cudurada Furuqa iyo Jadeecada.

Waxa uu kula dardaarmay dhakhaatiirta iyo kalkaaliyaasha u baxaya gobollada inay si daacad ah u soo gutaan shaqadooda islamarkaasina dhamaan reer guuraaga u tagaan kana qanciyaan faa’idada talaalku u leeyahay xoolahooda.

”Waxa la idinka doonayaa sidii aad ugu sharxi lahaydeen dadka aad u tagaysaan talaalka aad wadaan iyo faa’idada uu u leeyahay xoolahooda” ayuu yiri Cabdiweli.

Kooxda Fanaaniinta ee Waaberi Puntland ayaa madasha ku soo bandhigay suugaan iyo murti ku boorinaysa dadweynaha inay xoolahooda talaalaan si ay ka hortag ugu noqoto cudurada ku dhaca.

Gudoomiyaha Barlamanka Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi oo soo xiray kulankan ayaa ka hadlay sida nolosha Somalida ay ugu xirantahay xoolaha dhaqasho iyo dhoofinba ,waxana uu dhankiisa ku amaanay wasaarada doorka ay ka qaadato daawaynta xoolaha Puntland.

Wasaarada xanaanada xoolaha ayaa barnaamijka kala kaashanaysa fulintiisa hayada FAO ,waxana haatan Garowe tababar uga socdaa shaybaariistayaal qaabilsan caafimaadka xoolaha oo ka qayb ah Fayadhowrka xoolaha Puntland.

Barnaamij ay Puntland kula xisaabtameyso Hay’adaha oo Heer Gabo-gabo maraya.
Barnaamij uu maamulka Puntland kula xisaabtamayo hay’adaha samafalka ee ka hawlgala Puntland oo soconayey dhawrkii cisho ee tagay ayaa maraya heer gaba-gabo ah.

Barnaamijkan oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah ee Puntland, kana socda xarunta wasaaraddaas ee Garoowe ayaa waxaa lugula xisaabtamayaa in ka badan 50 hay’adood oo dhammaantood ka hawlgala magaalooyuinka Puntland, sida uu Bar-kulan u sheegay agaasimaha guud ee wasaaradda qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah ee Puntland, Faarax Kulmiye.

Agaasimaha ayaa intaas ku daray in hay’adaha lagala xisaabtamidoono arrimo dhawr ah oo ay ku jiraan; waxa qabadkooda muddadii ay joogeen, ruqsadda ay haystaan iyo canshuuraha ku waajibay.

Wuxuu sheegay inay ku daba-jiraan hay’adaha aan haba yaraatee waxba ka qaban deegaannada maamulka Puntland, hase yeeshee ku jooga inay hawlo samafal kahayaan.

Faarax Kulmiye, agaasimaha qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah ee Puntland, waxaa kaloo uu sheegay in laba ama in ka badan hay’adaha oo shaqo isku mid ah ka haya hal magaalo loo kala qaybin doono magaalooyin kala duwan ee Puntland.

Ergadii Dooratay Madaxda Jubbaland iyo Ergadii Ururka IGAD oo Is Afgartay(Dhegayso).
Ergadii Dooratay Madaxda Maamul Goboleedka Jubbaland iyo Wafdi Ka Socday Urur Goboleedka IGAD Ayaa Maanta Waxa ay Gaareen Is Afgarad Buuxa,ka dib markii ay Kulan ku Yeesheen Hoolka uu shirku ka socday ee Jaamacada Magaalada  Kismaayo.

Halkan ka Dhegayso Waraysiga Jaamac Ugaas oo ka Mid ahaa Ergadii dooratay Madaxda Jubbaland.

Guddiga markii ay yimaadeen magaalada Kismaayo waxay halkaas kula kulmeen madaxweynaha Jubbaland iyo kuxigeenkiisa, ka dibna waxaa loo gudbiyay goobtii shirweynaha ee Jaamacada Kismaayo iyagoo halkaa kulumo kala gooni gooni la yeeshay salaadiinta, saxiixayaasha qorshaha maamul usmaeynta Jubbaland iyo ergadii dooratay madaweynaha Jubbaland Sheekh Axmed Madoowe.

Odayaashii dhaqanka ayaa waxaa la weydiidyay siday u arkaan maamulka Jubaland iyadoo gudidu qoranayeen jawaabaha laga bixinayay su’aalaha ay salaadiinta weydiinayeen.

Salaadiintii guddiga la kulantay oo ka koobnayd dhamaan beelaha daga gobolada jubbooyinka iyo gedo ayaa hoosta ka xariiqay inay ku qanacsanyihiin maamulka ay doorteen.

Guddiga IGAD waxay odayaashii waydiisay wax ay yihiin dadka la sheegayo inay madaxweyne sheegteen waxayna ku jawaabeen inay yihiin shakhsiyaad ay DF Muqdisho kasoo dirtay si ay qas iyo dagaal uga ridaan Kismaayo, isla markaana beesha caalamka loo tuso inaysan beelaha dega sadaxda gobol heshiis ahayn.

Gudiga IGAD ayaa ilaa beri Kismaayo sii joogi doona iyagoo la kulmi doona dhamaan qeybaha ay bulshadu ka kooban tahay, waxayna dadkii ay kula kulmeen u sheegeen in cabashadooda iyo waxyaabaha ay ka tabanayaan dowladu ay u gudbin doonaan shirka IGADA ee bishan dhamaadkeeda ka dhici doona Addis Ababa.

Guddiga IGAD wuxuu ka koobnaa toddobo qof , Dowladda Somalia waxaa u matalayey Ambassador Maxamed Cali Ameriko.

Jaamac Ugaas oo ka mid ah ergadii dooratay Axmad Madoobe oo caawa la hadlayay warbaahinta gudaha ayaa sheegay in IGAD ay ku qanceen wadadii loo maray doorashada madaxwaynaha iyo madaxwayne ku xigeenka Jubaland.

Isku soo wada duuboo jawiga shirka ayaa maanta ku soo dhamaaday guul iyo is afgarad Buuxa.

Xildhibaano uu ka Mid Yahay Cali Khaliif Galayr oo Loo Diiday inay Shiraan(Dhegaysi+Video).
Xildhibaano uu ka Mid Yahay Xildhibaan Cali Khaliif Galayr tiro ahaana Gaarayay 110 ayaa Maanta Waxa laga Hor Istaagay Kulan ay ku qabsan Lahaayeen Hotel ka Mid Hoteelada Magaalada Muqdisho.

Xildhibaanadan ayaa waxay qaarkood ahaayeen xildhibaano Maalmo ka hor Baarlamaanka Horgeeyey Mooshin ka dhan ah Xukuumada Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Mudane Saacid Shirdoon.

Sidoo Kale Waxa ay Sheegeen Xildhibaanadu in Xiliga laga diiday inay shiraan in  Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya uu ku sugnaa qeyb ka mid ah Xarunta Golaha Shacabka oo aan sidaasi uga fogayn Hoteelka ay kulanka ku qabsan lahaayeen Xildhibaanadu.

-Wareysiga Wariyaha VOA ee Muqdisho

Kenyan President seeks Nigeria’s intervention in solving Somalia’s Problem.
The President of Kenya, Uhuru Kenyatta, has requested Nigeria’s help in finding an African solution to the Somali crisis, which he said, had spilled into Kenya.

William Ruto, the Deputy Prime Minister of Kenya and Special Envoy of Mr. Kenyatta to Mr. Jonathan, delivered the message at the State House, Abuja on Friday.

He said, “Nigeria plays a leadership role in Africa and Kenya needs you to join other leaders for a framework to help resolve the Somali problem.’’

Kenyatta said that Mr. Jonathan’s personal intervention in the Somali problem would help greatly. He also spoke on improving relations through extending Kenya Airways flight to Abuja as well as Kenya’s commitment to enhancing intra-African trade.

Responding, Mr. Jonathan said that Africa needed to find a collective solution to the problem in Somalia, suggesting a meeting of leaders on the sidelines of the AU 50th Anniversary Summit, scheduled for next week.

He said that Nigeria was concerned about the activities of terrorists in Somalia and other places in Africa and the attendant negative effects on peace and development on the continent.

“I have just declared a state of emergency in three states in our country to check the havoc of terrorists. So, I can appreciate the issues confronting Somalia and Kenya.’’

On the bilateral level, Jonathan said that Nigeria and Kenya had a lot to gain from stronger mutual relations.

He assured the envoy of necessary cooperation in that regard.

18-May Maalinta Nadaafada Deegaanada Khaatumo oo Gobolka Ceyn Laga Xusay(Sawiro).
Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn ayaa waxaa Maanta Si balaaran looga Xusay Munaasibada 18 May oo Gobolada Khaatumo ugu Beegan maalinta Nadaafada.

Waxaa Qashinka laga soo Uruuriyey Dhamaan Qaybaha kala Duwan ee Magaalada Buuhoodle iyadoona Ay ka Qayb qaadanayeen Bulshada Qaybaheeda kala duwan iyo Gaadiid loo Asteeyay.

Waxaa Lagu Soo Gubay Meel Siaada Uga baxsan iyadoona Haatan Ay kasocoto Deeganada Khaatumo State Maaalinta nadaafada Gobolaadaasi.

Qaar ka mid ah shacabka oo dareenkooda cabirayey ayaa si weyn uga hadlay muhiimada ay gobolada khaatumo State xusku maalinta nadaafadu.

Kuuriyada Waqooyi oo Seddex Gantaal Gantay.
Wasaaradda Gaashaandhiga ee Kuuriyada Koofureed, ayaa sheegtay in Kuuriyada waqooyi ay seddex gantaal oo kuwa riddada gaaban ah ku gantay Badda Bari tasoo loo yaqaan Badda Japan, waxaana ay tijaabadani qayb ka tahay sida muuqata dhoolatuska milateri ee Kuuriyada Woqooyi.

Wasaaradda ayaa intaa ku dartay inay ogaatay in labada gantaal la ganay subaxnimadii Sabtidan maanta ah, halka gantaalka kalena ay kuuriyada woqooyi ridday gelinkii danbe ee isla maanta.

Saraakiisha Kuuriyada Koofureed ayaa sheegay in aaney caddeyn ujeedada ay Kuuriyada Woqooyi u qaadday talaabadan.

Woqooyiga ayaa si joogta ah u tijaabiya gantaalaha ridada gaaban ee nuucaan oo kale ah, taasoo qeyb ka ah dadaalka ay ku hormarineyso cududeeda.

Rididda gantaalahan ayaa imaaneysa waqti ay aad u kacsan tahay xiisadda u dhaxeysa labada Kuuriya.