NEWS

  • Khilaaf Ka Dhex Qarxay Maayarka Berbera Iyo Maareeyaha Wakaalada Biyaha Berbera+Loolan Adag Oo Ku Dhex Maraya Labadan Maasul Maamulka Wakaalada Biyaha Berbera Iyo Nuxurka Hadal Uu Ka Jawaabay Maayarka Berbera Oo Kasoo Yeedhay Maareeyaha
    Sunday, December 17th, 2017

    Hargeysa(Ramaas)Dec.17,2017-Loolan adag ayaa dhex maraya maareeyaha wakaalada Biyaha Berbera iyo maayarka magaalada Berbera,taas oo salka ku haya maamulida wakaalada biyaha Berbera. Maayarka magaalada Berbera ayaa ka jawaabay hadal kasoo yeedhay maareeyaha oo ku saabsan in biyo la’aani ay ka jirto Berbera.   Halkan hoose ka daawo muuqaalka       Ramaasnews-desk Ramaasnews@gmail.com

  • Madaxwaynaha Cusub Ee Somaliland Kornayl Muuse Biixi Cabdi Oo Mar Kale Magacaabay Xubin Kasoo Jeeda Beesha Jeegaanta+Magaciisa,Xilka Loo Magacaabay Iyo Beesha Uu kasoo Jeedo
    Sunday, December 17th, 2017

    Hargeysa(Ramaas)Dec.17,2017-Madaxwaynaha cusub ee Somaliland Kornayl Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta magacaabay masuul kasoo jeeda Beesha Jeegaanta ee dooratay madaxwayne Muuse Biixi Cabdi. Masuulkan ayaa madaxwayne Kornayl Muuse Bixii Cabdi waxa uu u magacaabay Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista iyo Madaarada Jamhuuriyadda Somaliland,kaas oo loo magacaabay Cabdi Maxamed Rodol oo ah duuliye sare oo kasoo jeeda… Read more »

  • Gaadhiga Wasiirkii Hore Ee Wasaaradda Waxbarashada Oo La Sheegay In Ciidamadu Ay Gacanta Ku Dhigeen Isaga Oo Maraya Deegaan Ka Tirsan Gobolka Salel+Magaca Deegaanka Ay Ku Qabteen Iyo Sababta
    Sunday, December 17th, 2017

      Hargeysa(Ramaas)Dec.17,2017-Warar xog ogaal ah oo soo if baxaya ayaa waxay daaha ka faydayaan in ciidamad Booliska gobolka Salel ay gacanta ku dhigeen gaadhiga wasiirkii hore ee wasaaradda waxbarashada Somaliland ee xukuumaddii madaxwayne Siilaanyo Cabdilaahi Ibraahin Habbane (Cabdilaahi Dheere). Ciidamada ayaa la sheegay in gaadhiga ay gacanta kusoo dhigeen isaga oo maraya degmada Boon ee… Read more »

  • Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo Kormeeray Halka Ay Marayaan Dhismaha Barkadaha Kaydka Biyaha Hargeysa
    Sunday, December 17th, 2017

      Hargeysa(Ramaas)Dec.17,2017-Xildhibaano ka socda golaha guurtida Somaliland ayaa maanta kormeeray barkadaha kaydka biyaha Hargeysa oo qayb ka noqon doona mashruuca biyo balaadhinta Hargeysa. Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka   Ramaasnews-desk Ramaasnews@gmail.com

  • Odayaal Iyo Madax-dhaqameed Galay Garnaqa Madaxwaynaha Cusub Kornayl Muuse Biixi Iyo Wasiirkii Hore Ee Caafimaadka Somaliland Saleebaan Xaglo-toosiye Oo Fiintu Dhex Miranayso Iyo Ciidamada Oo La Sheegay Inay Labadii Gaadhi Ay Dib ugu Soo Celiyeen Magaalada Hargeysa
    Sunday, December 17th, 2017

      Hargeysa(Ramaas)Dec.17,2017-Warar xog ogaal ah oo soo if baxaya ayaa waxay daaha ka faydayaan in odayaal iyo madax-dhaqameed kala duwan oo kasoo kala gobolada Sool, Buuhoodle iyo Maroodi-jeex ay galeen dhex-dhaxaadinta iyo garnaqa madaxwaynaha cusub ee Somaliland Kornayl Muuse Biixi Cabdi iyo wasiirkii hore ee wasaaradda caafimaadka Saleebaan Ciise Axmed “Xaglo-toosiye”,kuwaas oo maalmihii u danbeeyeyba… Read more »

  • Madaxweyne, Diiwaan-gelinta Hantidu, Waxay ka Bilaabantaa, Adiga Iyo Ku-xigeenkaaga
    Sunday, December 17th, 2017

      Hargeysa(Ramaas)Dec.17,2017-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, waxa golaha Xukuumadiisa cusub uu faray inay diiwaan-geliyan Hantida guurtadda iyo ma- guurtadda ee gaarka ay u leeyihiin, iyo sidoo kale, inay soo gudbiyan xogahooda shaqsi. Tallaabadan ugubka ah ee Madaxweyne Muuse Biixi ku gar-daadiyey golaha Xukuumadiisa cusub, waxay abuurtay dood iyo su’aalo kala duwan oo bulshaddu ku… Read more »

  • Siyaasi Mustafe Shiine Oo Ka Hadlay Xukuumadda Cusub Ee Uu Soo Dhisay Madaxwayne Kornayl Muuse Biixi Cabdi,Arrimo Xasaasi Ahna Ku Eedeeyey Wasiirkii Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi
    Saturday, December 16th, 2017

    Hargeysa(Ramaas)Dec.16,2017-Siyaasi Mustafe Cabdi Ciise “Shiine” oo ahaa badhasaabkii hore ee gobolka Maroodi-jeex ayaa ka hadlay xukuumadda cusub ee uu soo dhisay madaxwaynaha Somaliland Kornayl Muuse Biixi Cabdi,waxaana uu arrimo xasaasi ah ku eedeeyey wasiirkii madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi. Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka   Ramaasnews-desk Ramaasnews@gmail.com

  • Munaasibad Lagaga Soo Horjeedo Go’aankii Madaxwaynaha Maraykanku Ugu Aqoonsaday Caasimada Dalka Israa’iil Magaalada Barakaysan Ee Qudus Oo Hargeysa Lagu Qabtay
    Saturday, December 16th, 2017

    Hargeysa(Ramaas)Dec.16,2017-Munaasibad balaadhan oo lagag soo horjeeday go’aankii madaxwaynaha maraykanku ugu aqoonsaday caasimada dalka Israa’iil magaalada barakaysan ee Qudus aya lagu qabtay magaalada Hargeysa,sidoo kalena waxa lagu soo bandhigay taariikhda magaalada Qudus. Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka   Ramaasnews-desk Ramaasnews@gmail.com

  • Murrashaxii Xisbiga WADDANI Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Hadlay Arrimo Xasaasi Ah
    Saturday, December 16th, 2017

    Hargeysa(Ramaas)Dec.16,2017-Murrashaxii xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay,waxaana uu ka hadlay arrimo xasaasi ah. Halkan hoose ka daawo muuqaalka   Ramaasnews-desk Ramaasnews@gmail.com

  • Muxuu Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa Ka Yidhi Xukuumadda Cusub Ee Uu Soo Dhisay Kornayl Muuse Biixi Cabdi Iyo Sababta Ay Uga Qayb Gali Waayeen Xisbiga WADDANI Caleemo Saarkiii Kornayl Muuse Biixi?
    Saturday, December 16th, 2017

    Hargeysa(Ramaas)Dec.16,2017-Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo kamid ah hogaanka xisbiga WADDANI ayaa ka hadlay sida uu u arko xukuumadda cusub ee uu soo dhisay madaxwayne Kornayl Muuse Biixi Cabdi iyo waliba sidoo kale sababta ay uga qayb gali waayeen xafladii caleemo saarkii madaxwaynaha jeegaantu cumaamaday Kornayl Muuse Biixi Cabdi.   Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka… Read more »

  • CURRENT SITUATIONS

  • Golaha Ammaanka Oo Loo Gudbiyay Qaraar Ka Dhan Ah Go’aankii Trump Ee Qudus
    Sunday, December 17th, 2017

      Hargeysa(Ramaas)Dec.17,2017- Qaraarkan qabyada ah ayaa dhigaya in sal iyo raad aysan shaciga ku lahayn in hal dhinac uu go’aan ka gaaro mustaqbalka magaalada Qudus. Tillaabooyiinkan oo ay soo jeedisay dowladda Masar ayaa ku soo beegmaya ka dib markii uu madaxwayne Trump ku dhawaaqay in Mareykanka ay Qudus u aqoonsadeen caasimada Israa’iil. Qaraarkan qabyada ah… Read more »

  • ” Xukuumaddii Labada Reer Ahayd Xaaji Ku wareeji, Xeerkii Gar-adag Hoodaale Xaaji Ku Wareeji, Xamar Loo Carbiyya Xamaasta Laynteeda, Xulad Qiiqay Iyo Xaabo Ololaysa Xaaji Ku Wareeji” Abwaan Qiiq Oo Maanso Ku Cabiray Munaasibadii Xil Wareejinta Jeegaanta
    Saturday, December 16th, 2017

      Hargeysa(Ramaas)Dec.16,2017-Abwaan Cabdixakiin Cabdilaahi Jibriil (Qiiq) ayaa maanso ku cabiray munaasibadii xil wareejinta madaxwaynihii hore Axmed Maxamed Siilanyo iyo madaxwaynaha Jeegaantu Cumaamaday Kornayl Muuse Biixi oo maansada ku sheegay in laba reer soo dorteen. Ma xajiyo nimcada duulkii aan eebbo ku xuseyn, Xiisadihii waqooyiga ka kacay Xamar markay gaadhay, Xag kastaba siimadii rintee, xanaf-wareeraysay, Labadii… Read more »

  • Hogaamiyaha Ururka Xisbullah Oo Ku Dhaartay Inuu Dagaal Jihaad Ah La Galayo Dalka Maraykanka Iyo Israa’iil+Sababta
    Friday, December 15th, 2017

    Lubnaan(Ramaas)Dec/15,2017-Hogaamiyaha ururka Xisbullah ee dalka Lubnaan Xasan Nasrallah ayaa ku dhaartay in uu baabi’in doono dalka Maraykanka waxana uu ku baaqay Jihaad in lagu qaado magaalada Qudus, kadib markii toddobaadii hore Madaxweynaha Maraykanka u aqoonsaday magaalada barakaysan ee Qudus inay tahay caasimada Israel. Xoghayaha Guud ee Xisbullah ayaa qudbad ka jeediyay taleefishin xaruntiisu tahay Beirut… Read more »

  • Qaramada Madoobe oo ku baaqday in colaada Suuriya la soo afjaro
    Thursday, December 14th, 2017

      Hargeysa(Ramaas)Dec.14,2017-Ergayga Qaramada Madoobe u qaabilsan Suuriya, Staffan De Mistura, ayaa ugu baaqay Ruushka in ay ka dhaadhiciyaan madaxwayne Bashar al-Assad in uu soo afjaro dagaalka sokeeye ee Suuriya. Mr De Mistura ayaa sidoo kale ugu baaqay dowladda Suuriya in la qabto doOrasho cusub. Mr De Mistura oo garwadeen ka ah wadahadalada nabadda ee Geneva… Read more »

  • Ruushka oo billaabay in uu ciidammadiisa kala baxo Suuriya
    Tuesday, December 12th, 2017

      Hargeysa(Ramaas)Dec.12,2017-Ruushka ayaa billaabay in uu qaar ka mid ah ciidammadiisa kala baxo dalka Suuriya, sida uu Isniintii shaaciyay wasiirka arrimaha difaaca Sergei Shoigu. Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa amray in ciidammadu ay qayb ahaan u baxaan ka dib markii uu booqasho aan la sii shaacinin ku tagay Suuriya Isniintii. Taageerada Ruushka ayaa muhiim u… Read more »

  • Daawo Muwaadin Laga Dhex Qabtay Magaalada Hargeysa Oo Loo Dhiibay Dalka Jabuuti Iyo Ehelada Muwaadinta Oo Si Adag Uga Hadlay
    Sunday, December 10th, 2017

    Hargeysa(Ramaas)Dec.10,2017-Muwaadin reer Somaliland ah ayaa ciidamada gaarka u tababaran ee RRU-du waxay kala baxeen gurigiisa oo ku yaala magaalada Hargeysa,waxaana loo dhiibay oo loo gacan galiyay dalka Jabuuti. Ehelada muwaadinkan ayaa si adag uga hadlay dhacdadan.   Halkan hoose ka daawo muuqaalka     Ramaasnews-desk Ramaasnews@gmail.com

  • Daawo Hargeysa Oo Laga Xusay Maalinta Xaquuqda Aadamaha Aduunka Iyo Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Khudbad Ka Jeediyey
    Sunday, December 10th, 2017

    Hargeysa(Ramaas)Dec.10,2017-Waxa maanta magaalada Hargeysa laga xusay xuska maalinta xaquuqda aadamaha oo ku beegan 10-ka December. Halkan hoose ka daawo muuqaalka   Ramaasnews-desk Ramaasnews@gmail.com

  • Qaramada Midoobay: Wadahadalo Halala Galo Kuuriyada Waqooyi
    Sunday, December 10th, 2017

      Hargeysa(ramaas)Dec.10,2017- Sarkaal sare oo ka mid ah hay’adda Qaramada Midoobay ayaa u sheegay mas’uuliyiin ka tirsan Kuuriyada Waqooyi in “baahi degdeg ah” loo qabo in wadahadalo la bilaabo si looga fogaado halista dagaal qarxa. Sida ay sheegtay hay’adda Qaramada Midoobay. Warbixin uu soo saaray kadib booqasho shan maalmood oo uu booqasho ku tagay Pyonyang… Read more »

  • Golaha Ammaanka Oo Dhaliilay Go’aankii Trump
    Saturday, December 9th, 2017

    Hargeya(Ramaas)Dec.9,2017-Kulan degdeg ah oo uu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka yeeshay arrinta Qudus, ayaa dalalka xubnaha ka ah marka laga reebo Maraykanka waxay cambaareeyeen go’aankii uu madaxweyne Trump magaaladaasi ugu aqoonsaday caasimadda Israa’iil. Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Bariga Dhexe, Nickolay Mladenov, ayaa ka digay in tallaabada Maraykanka ay dhalin karto dhibaato aan la… Read more »

  • Erdogan Iyo Madaxweynaha Giriigga Oo Is Maandhaafay
    Friday, December 8th, 2017

    Hargeysa(Ramaas)Dec.8,2017-Booqashadii u horraysay ee madaxweyne Turki ah uu ku tago Giriigga muddo 65 sano ah ayaa u billaabatay si kulul ka dib markii madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo dhiggiisii martigalinayay ay is waydaardeen erayo aan lala kala gabanin. Erdogan ayaa sheegay in uusan caddaalad u dhicin heshiiskii 1923 lagu jeexay xadka Turkiga markii uu… Read more »

  •   891 Active Vistors Online

    social-connect   fb_1 twitter_1  youtube

    INTERVIEW HIGHLIGHTS

  • Taxanihii Barnaamijka Caafimaadka: Qaybta 2aad Xanuunka Welwelka (Anxiety Disorder) Iyo Dr. Jaamac Yuusuf Cilmi + Dhageyso.
    Thursday, November 24th, 2016

    Oslo(Ramaas) Nov.25, 2016 – Maamulka ramaasnews waxa uu ugu bishaareynayaa akhristeyaashiisa in uu dib ugu baahin doono, barnaamijyo caafimaad oo uu Dr. Jaamac Yuusuf Cilmi muddo ka hor shabakadda idiinka gudbiyey. Barnaamijyadda caafimaad ayaa ku saabsan xanuunada maanka iyo qaybihiisa kala duwan, waxaana taxanahani noqon doonaa xanuun maanka ku dhaca ee afka qalaadna lagu yidhaahdo… Read more »

  • Taxanihii Barnaamijka Caafimaadka: Xanuunka Welwelka (Anxiety Disorder) Iyo Dr. Jaamac Yuusuf Cilmi + Dhageyso.
    Thursday, November 10th, 2016

    Oslo(Ramaas) Nov.11, 2016 – Maamulka ramaasnews waxa uu ugu bishaareynayaa akhristeyaashiisa in uu dib ugu baahin doono, barnaamijyo caafimaad oo uu Dr. Jaamac Yuusuf Cilmi muddo ka hor shabakadda idiinka gudbiyey. Barnaamijyadda caafimaad ayaa ku saabsan xanuunada maanka iyo qaybihiisa kala duwan, waxaana barnaamijkan aynu ku bilaabaynaa xanuun maanka ku dhaca ee Welwelka afka qalaadna… Read more »

  • RELIGIOUS AFFAIRS

  • Dhageyso Darsiga 16aad “Jamaacatu Ahliil-Saalix (Aasiya)” Kitaabkeenii Kooxaha Diineed Ee Ku Kala Tegay Caqiiddada Iyo Qaybahooda.
    Thursday, June 2nd, 2016

    Oslo(Ramaas) June03, 2016 – Maamulka shabakadda ramaasnews waxa ay ugu bushaaraynayaan akhristeyaasheeda, in ay si taxane ah todobaadkiiba Maalinta Jimcaha ugu baahin doonaan “Kitaab la magac-baxay kooxaha diineed ee ku kala tegay caqiiddada” taas oo aanu ugu talo galnay kor u qaadista aqoonta diinta Islaamka ee akhristeyaasha. Casharadan, waxa nagu caawiyey masaajidka “Tawfiiq Islamic Senter”… Read more »

  • Dhageyso Darsiga 15aad “Wahaabiyadda” Kitaabkeenii Kooxaha Diineed Ee Ku Kala Tegay Caqiiddada Iyo Qaybahooda.
    Friday, May 27th, 2016

    Oslo(Ramaas) May27, 2016 – Maamulka shabakadda ramaasnews waxa ay ugu bushaaraynayaan akhristeyaasheeda, in ay si taxane ah todobaadkiiba Maalinta Jimcaha ugu baahin doonaan “Kitaab la magac-baxay kooxaha diineed ee ku kala tegay caqiiddada” taas oo aanu ugu talo galnay kor u qaadista aqoonta diinta Islaamka ee akhristeyaasha. Casharadan, waxa nagu caawiyey masaajidka “Tawfiiq Islamic Senter”… Read more »

  • Video Gallery

    READERS VIEWS

    POPULAR POSTS


    Top posts