Bar-kulan

Kulanka Jimcaha: Ilaalinta danta guud
Sheekh Cabdiraxmaan Maxamed Jibriil (bidix) iyo weriye Sakariye Cabduqaadir Amarre / RBK

Toddobaadkan barnaamijka waxaan uga hadlaynaa ilaainta danta guud.

Barnaamijka waxaa marti noogu ah Sheekh Cabdirisaaq Sheekh Cali Siyaad, iyadoo dhageystayaashana ay barnaamijka uga qeyb qaadanayeen farriimaha qoraalka ee telefoonnada iyo Facebook.

Haddii aad daneyneyso inaad ka qeyb gasho barnaamijka Kulanka Jimcaha ee idaacadda Bar-kulan waxaad aragtidaada ama su’aalahaaga noogu soo gudbin kartaa www.facebook.com/bar-kulan.

Barnaamijka oo dhammeystiran waxaad ka dhageysan kartaa bogga qeybtiisa hoose.

2012-02-24-Kulanka-Jimcaha

Maqaaladda La Xiriira:

Kulanka Jimcaha: Hoggaamiyaha wanaagsan

Kulanka Jimcaha: Ammaanka & Xasiloonida

Kulanka Jimcaha: Dilka sabab la’aanta ah

Xulka Wararka 7:00 PM
2012-02-24-Xulka-wararka-7pm

Maqaaladda La Xiriira:

Headquarters of Somali Women Association Opened in Mogadishu

Gabadha Mandela oo booqatay xulka Brazil.

Kenya: Doon shidaal u sidday al-shabaab ayaan dejinay (Video)

Cabdiweli Gaas: Soomaaliya waxay u baahan tahay 10 bilyan
Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG ah ee Soomaaliya, Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in xukuumaddiisa ay u baahan tahay dhaqaale gaaraya 10 bilyan oo dollar, si loogu soo celiyo amniga, kala damebeynta dalka burburay.

Ra’iisul wasaaraha oo warysi siiyay taleefashinka CNN ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay in dib loogu soo celiyo nidaamki iyo dowladnimadii ay laheyd.

Cabdiweli Maxamed Cali waxa uu sheegay in Soomaaliya ay soo martay 20 sano oo dagaallo sokeeye, sharci darro iyo qalalaaso siyaasadeed ah ay soo martay, haddana loo baahan yahay inay ka soo kabato dhibaatooyinkii soo gaaray.

Ra’iisul wasaare Dr Cabdiweli ayaa sheegay in haddii ay xukuumaddiisa hesho dhaqaalalhaasi ay ku talaabsan karto hormarka ay doonayso in ay ka gaarto dhibaatooyinka dalka ka jira.

Dhinca kale, Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Maxamed Cali waxa uu soo dhoweeyay duqeeyn lagu bar-tilmaameedsanayo goobaha ay ku sugan yihiin ururka al-Qaacidda ee dalka Soomaaliya, isagoo ka digay in la dhibaateeyo dadka rayidka ah.

Maqaaladda La Xiriira:

Cabdiweli Gaas: Waan fulineynaa qodobbada shirkii Garoowe

Ban Ki-Moon: Soomaaliya ciidamo dheeraad ah ayay u baahan tahay

Ra’iisul wasaare Cabdiweli oo Qadar u socdaalay

Ciidamada dowladda oo howlgallo ka sameeyay Howlwadaag
Ciidamada booliska, millateriga iyo nabad-sugidda dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta howgallo wadajir ah oo ay ka sameeyeen degmada Howlwadaag ee gobolka Banadir, waxay ku soo qabqabtayeen rag hubeysan oo ka labisnaa dareyska ciidamada iyo walxaha qarxa.

Taliyaha ciidamada nabad-sugidda gobolka Banaadir ee dowladda KMG ah, Khaliif Axmed Erig oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay inay gacanta ku soo dhigeen tiro dhallinyaro ah oo ka tirsanaa maleeshiyada al-Shabaab, rag ku labisnaa dareeysyada ciidamada DKMG, hub iyo walxaha qarxa.

Erig waxa uu sheegay in howlgalka maanta ay sameeyeen uu ahaa mid guuleystay, isla markaana qeyb ka ahaa howlgallada amniga lagu sugayo ee caasimadda ka socda.

Shacabka ayaa argtiyo farxad leh ka muujiyay howlgallada ammaanka lagu sugayo ee ay ciidamada dowladda ka wadaan gobolka Banaadir.

Maqaaladda La Xiriira:

Ciidamada dowladda oo howlgallo ka sameeyay Bakool

Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo howlgallo ka sameeyay Muqdisho

Ciidamada dowladda oo howlgallo ka sameeyay waddooyinka Muqdisho

Canab Xasan: Waxaan codsaneynaa in la tayeeyo ciidamada Soomaaliya
Guddoomiye ku xigeenka ururka haweenka qaranka Soomaaliya, Canab Xasan Cilmi.

Ururka haweenka qaranka Soomaaliya, ayaa codsaday in sare loo qaado tayada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, si ay awood ugu yeeshaan hanashada amniga guud ee dalka.

Canab Xasan Cilmi oo ah guddoomiye ku xigeenka ururka oo Bar-kulan la hadashay ayaa sheegtay inay codsanayaan dhisidda ciidamada Soomaaliya oo ay rumeysan tahay inay awood u yeelan karaan xasilinta dalka.

Canab waxay sheegtay in shirkii lagu qabtay Garoowe ay ammaanka sugayeen ciidamo Soomaali ah taasina ay tusaale wanaagsan u tahay waxa ay qaban karaan ciidamada qaranka.

Guddoomiye ku xigeenka ururka haweenka qaranka Soomaaliya, Canab Xasan Cilmi waxay ammaantay guulaha ay ciidamada Soomaaliya ka gaareen howlgallada ka dhanka ah al-Shabaab ee ay ka wadaan caasimadda iyo gobollada dalka.

Canab waxay dhinaca kale soo dhoweysay qodobbadii ka soo baxay shirka London oo ay ku tilmaantay inuu ahaa mid taariikhi ah, isla markaana horseedi kara in Soomaalida ay ka baxaan dhibaatada 20 sano jirsatay.

Maqaaladda La Xiriira:

Martida todobaadka: Canab Xasan Cilmi

Haween ku kulmay Muqdisho

Ururka haweenka qaranka Soomaaliyeed oo ka hadlay abaaraha

Soomalida Sacuudiga oo soo dhoweysay natiijadii shirki London
Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool dalka Sacuudiga ayaa soo dhoweeysay natiijadii ka soo baxday shirkii shalay lagu soo gabagabeeyay magaalada London ee looga hadlayay arrimaha Soomaaliya.

Guddoomiyaha jaaliyadda Soomaalida ee magaalada Riyaad, Injineer Abuukar Cabdiraxmaan Yaaqshiid ayaa Bar-kulan u sheegay in qodobbadii ka soo baxay shirkii London ay muhiim u yihiin ummadda Soomaaliyeed oo muddo labaatan sano ah ku jiray dagaallo sokeeye .

Injineer Abuukar waxa uu tilmaamay inay arrin wanaagsan tahay in dowladda KMG ah ee Soomaaliya laga taageero dhinacyada siyaasadda iyo dhaqaalaha.

Sidoo kale, guddoomiyaha ururka haweenka jaaliyadda Soomaalida ee Riyaad, Faadumo Maxamuud Jaamac, ayaa qodobbadii shirka ku tilmaantay kuwo faa’iido u leh horumarka Soomaaliya.

Halkan ka akhri war-murtiyeedki ka soo baxay shirka London oo Af-Soomaali ah

The final communique of London conference

Maqaaladda La Xiriira:

Xildhibaanno soo dhoweeyay shirkii London

Dibadbax lagu taageerayo shirkii London oo ka dhacay Britain

Jaaliyadda Soomaalida ee Sacuudiga oo u gurmanaysa dadka ay abaaruhu saameeyeen

Ruushka oo aan burcad badeedda kula dagaallamayn dhulka
Mikhail Margelov

Ergayga gaarka ah ee dowladda Ruushka u qaabilsan Afrika, Mikhail Margelov ayaa sheegay in ay ciidamada badda ee dalkiisu sii wadi doonaan dagaalka ka dhanka ah kooxaha burcad badeedda Soomaalida, wuxuuna xaqiijiyay inaanay ka qeyb galayn weerarro dhinaca dhulka ah oo kooxahaas lagu qaado.

Mikhail Margelov oo dalkiisa uga qayb galay shirkii arrimaha Soomaaliya looga hadlayay ee shalay ka dhacay magaalada London ayaa sheegay in dagaalka ka dhanka ah burcad badeedda ay dalkiisa ugu jirto maslaxad weyn.

Ergayga ayaa sheegay in gobolka ay Soomaaliya ku taallo uu muhiim u yahay ganacsiga adduunka.

Mikhail Margelov wuxuu tilmaamay in awood ciidan oo keliya aan looga adkaan karin burcad badeedda, laakiin loo baahan yahay in gacan laga gaysto sidii Soomaaliya loogu dhisi lahaa dowlada awood leh.

Maqaaladda La Xiriira:

Midowga Yurub oo qorsheynaya inuu burcad badeedda kula dagaallamo dhulka

Ruushka oo ka hadlay sharciga maxkamadeynta burcad badeedda

Burcad badeedda oo markab qafaashay

Ruwaayad: Hoygaagi dib ugu noqo (Q.138-aad)
Ku soo dhowaada ruwaayadda raadiyaha ee idaacadda Bar-kulan oo uu hal-ku-dhiggeedu yahay Hoygaagi dib ugu noqo.

Sheekada qeybtan waxaa ku kulmaya Aw-Aadan iyo gabadhiisa, waxaana uu weydiinayaa waxa ka dhexeeya iyada iyo Sahal.

Sahal wuxuu doonayaa inuu guursado gabadha Aw-Aadan, balse waa loo diiddan yahay.

Halkan hoose ka dhageyso qeybta 138-aad ee sheekada

2012-02-24- Hoygaagi-dib-ugu-noqo-Q138

Maqaaladda La Xiriira:

Ruwaayad: Hoygaagi dib ugu noqo (Q.118-aad)

Ruwaayad: Hoygaagi dib ugu noqo (Q.119-aad)

Ruwaayad: Hoygaagi dib ugu noqo (Q.111-aad)

Xildhibaanno soo dhoweeyay shirkii London
Xildhibaan Cawad Axmed Cashara

Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay qodobbadii ka soo baxay shirkii shalay lagu soo gabagabeeyay magaalada London ee xarunta dalka Britain, kaas oo looga hadlayay arrimaha Soomaaliya.

Xildhibaan Cawad Axmed Cashara oo ah guddoomiyaha guddiga warfaafinta ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Bar-kulan u sheegay inuu soo dhoweynayo qodobbadii ka soo baxay shirkii London, gaar ahaan kuwii ku saabsanaa la-dagaallanka burcad badeedda iyo maxkamadeyntooda.

Xildhibaan Cawad ayaa sheegay inuu sidoo kale soo dhoweynayo qodobkii ku saabsanaa in ay wadahadal furtaan dowladda KMG ah iyo maamulka Somaliland, wuxuuna hoosta ka xarriiqay inay muhiim tahay in Somaliland laga dhaadhiciyo inay lagama maarmaan tahay midnimada Soomaaliya.

Dhinaca kale, Xildhibaan Maxamed Cabdiraxmaan Nadiif oo Soomaaliya u matala baarlamaanka jaamacadda Carabta ayaa Bar-kulan u sheegay inuu shirkaasi ka tarjumayay inay arrinta Soomaaliya noqotay khadiyad caalami ah.

Shalay ayaa magaalada London lagu soo gabagabeeyay shir looga hadlayay arrimaha Soomaaliya, kaas oo war-murtiyeedkii laga soo saaray lagu sheegay inuu caalamku taageersan yahay heshiisyada Soomaalida ee muujinaya in la dhiso dowlad ballaaran oo matasha dadka oo dhan.

Maqaaladda La Xiriira:

Xildhibaanno soo dhoweeyay shirkii IGAD

Imaamka Al-Azhar oo soo dhoweeyay shirka London

Dibadbax lagu taageerayo shirkii London oo ka dhacay Britain

Airstrike kills foreign fighters in Somalia
At least three foreign militants of the Al-Qaeda-linked Al-Shabaab rebels were killed in a strike on a car in a rebel stronghold in southern Somalia early on Friday, a senior Somali intelligence official and residents said.

The intelligence official, who declined to be named, said he was investigating reports that the explosion could have been caused by an airstrike or missile attack on a car carrying foreign fighters.

Eyewitnesses in the area said the strike destroyed two vehicles in a convoy in an area known as K60 because it is around 60km (35 miles) south of the capital, Mogadishu.

“At least three foreign militants were killed in the explosion, and we are investigating if it was air strikes or a missile and whether there are more casualties,” the intelligence official told Reuters.

Al-Shabab has cordoned off the site of the attack in the Lower Shabelle region and has not yet commented.

It is not clear who carried out the strike. But Kenyan army spokesman Col Cyrus Oguna told the AFP news agency that they did not carried out the air strike.

Al-Shabaab recently announced it was joining al-Qaeda and is said to have some 200 foreign fighters.

The US military, which has a military base in neighbouring Djibouti, has previously carried out drone strikes in Somalia.

It has also launched air strikes against alleged al-Qaeda militants in the country.

The incident comes a day after Somali Prime Minister Abdiweli Mohammed Ali called for targeted air strikes against Al-Shabaab as long as civilians were not harmed.

He was speaking at a major conference in London to discuss ways of ending two decades of conflict in Somalia.

But at the same event, US Secretary of State Hillary Clinton said that air strikes were not a good idea and there was no reason to believe anyone was considering them.

A missile launched from an unmanned aircraft killed a foreign fighter with Al-Shabaab on Jan. 21, which the militant group said came from a U.S. drone.

It was not possible to independently verify that report. The United States never comments officially on drone strikes.

The Somali government says hundreds of foreign fighters have joined the Islamist insurgency from Afghanistan, Pakistan and the Gulf region, and Western nations such as the United States and Britain.

Some of them have taken up senior positions within Al-Shabaab.

Source: Agencies

Maqaaladda La Xiriira:

Foreign airstrikes kill six rebel fighters

Air strike kills 4 and others wounded in Hobyo

Godane admits Al-Shabab weakened