Bar-kulan » Ciyaaraha

Tartan lagu qabtay Holland oo lacag loogu aruuriyay Abwaan xanuunsan
Tartan kubbadda cagta ah oo ay ka qeybgaleen 12 koox oo Soomaali ah ayaa lagu soo gabagabeeyay dalka Holland, iyadoo tartankaasi lacag loogu aruurinayay abwaan Axmadeey Cabdi Gaashaan oo uu dhaawac ka soo gaaray qaraxii ka dhacay Tiyaatarka Muqdisho.

Tartankan oo ah mid sanadle ah ayaa waxaa soo qabanqabiyay ururka Hydra oo ah urur horumariya qeybaha kala gaddisan ee cayaaraha qurba joogta, gaar ahaa dalka Holland.

Faadumo Faarax oo ah agaasimaha hay’adda Hydra  ayaa sheegtay inay ku faraxsan tahay qabsoomidda tartanakan oo ay ku sheegtay inuu yahay mid sanad waliba la qabto xilliyadan oo kale, iyadoo intaasi raacisay  in dhaqaalo loogu ururinayay abaawaan Axmadeey Cabdi Gaashaan.

Tartanka waxaa cayaartii kama dambeysta isugu soo haray labada koox Elman iyo Doordariiq waxaan gool-kulad ama rigooreyaal 5-4 ah ay guusha ku raacday kooxda Doordariiq, iyadoo kooxiihii tartanka ka qeybgalay iyo cayaartoy la gudoonsiiyay abaalmarinno qaali ah.

Maqaaladda La Xiriira:

Tartan ciyaareed lagu qabtay Beledweyne

Tartan oroddo lagu qabtay Uganda

Arday lacag loogu aruuriyay Gaarisa.

Barry oo dhaawac uga maqnaanaya koobka qaramada Yurub
Xiddiga qadka dhexe ee kooxda Manchester City iyo xulka qaranka dalka ingiriiska Gareth Barry ayay xiriirka kubbadda cagta dalka Ingiriiska xaqiijiyen inuu ka maqnaan doono koobka qaramada Qaarada Yurub.

Gareth Barry ayuu dhaawac soo garay isagoo ka qeybqaadanaya kulan saxiibtinimo oo kooxda qaranka Ingiriiska ay la cayaareen qaranka  Norway, cayaartaas oo ay 1-0 ay uu ku badiyay xulka dalka Ingiriiska

Tababaraha xulka qaranka dalka Ingiriiska Roy Hodgson ayaa u yeeray xiddiga daafaca kaga cayaara kooxda Everton ee Phil Jagielka si uu u buuxiyo booska uu banneeyay Barry.

“Aad ayaan uga niyad jabsanahay inaan lumino Gareth, ma ahan inuu ka mid ahaa 23 cayaartooy “  sidaasi waxaa yiri Roy Hodgson.

Xulka qaranka kubbadda cagta dalka Ingiriiska ayaa waxaa u cayaartiisa ugu horreysa uu 11 bisha june la yeelan doonaa xulka dalka Faransiiska.

Maqaaladda La Xiriira:

Roy Hodgson oo noqday macallinka England

Capello oo ka hadlay fursadda uu haysto macallinka lagu beddelay

Deigo Forlan oo dhaawac uga maqnaanaya Inter

Haile oo aan ka qeybgaleynin cayaaraha London
Orodyahanka caalamiga ah e dalka Ethiopia, Haile Gebrselassie ayaa ku guuldarreystay mar kale inuu dalkiisa u matalo tartanka cayaaraha orodka ee Olymbikada adduunka oo bisha July ka furmi doona London.

Haile Gebrselassie ayaa looga adkaaday tartan loo qabatay orodyahanno dalka Ethiopia u dhalatay, waxaana uu ka galay kaalinta toddobaad.

Haile Gebrselassie oo caan ku ahaa orodka tobanka kun ee mitir ayaa waxaa u awood sheegtay cayaaryahannada kala ah Tariku Bekele, Leleisa Desisa Benti, iyo Kenenisa Bekele, kuwaas oo Ethiopia tartanka u matali doonta.

Haile Gebrselassie ayaa horey ugu guulaystay billado dahab ah, waxaana da’diisa ay xiligan tahay 39 sano.

Cayaartooyda dalka itoobiya ayaa ka mid ah cayartooyda ugu horreya caalamka ee orda 10-ka kun ee mitir.

Maqaaladda La Xiriira:

Mo Faarax oo ku guuleystay orodka 5-ta kun ee miter ee adduunka

Tartanka oroddada ee dugsiyada Muqdisho oo la soo gabagabeeyay

Cayaaraha gobollada maamulka Puntland oo Garoowe ka furmaya

Tababar macallimiin kubbadda cagta ah loogu qabtay Beledweyne
Macalimiinta siddeedda koox ee ka dhisan xaafadaha magaalada Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa u fariistay tababar macallinnimo, kaas oo qeyb ka ah u diyaar garowga horyaalkii xaafadaha magaalada oo aan la qaban muddo 3 sano ah oo gobolka ay al-Shabaab joogeen.

Waxaa tani ay kusoo beegmeysaa  5 bilood uun kaddib markii maamulka dowlada KMG ah uu gobalka la wareegay.

Tababarkan ayaa waxaa bixinaya Maxamed Cabdullaahi Buraale oo ka mid ahaa dhalinyaradii dhawaan lagu soo tababaray barnaamijka horumarinta kubbadda cagta goballada qeybtiisii koobaad ee lagu qabtay Galmudug.

Sidoo kale Cali Xasan Beyle oo isna ka mid ahaa garsooreyaal lasoo tababaray ayaa bixinaya qeybta macalimiinta ka quseysa xeerka kubbadda cagta oo ay muhiim tahay in macalimiintuna ay bartaan.

Guddoomiyaha maamulka Kubbadda cagta ee gobalka Hiiraan, Xasan Xaaji Cumar oo munaasbaddii furitaanka tabarkan ka hadlay ayaa sheegay in maamulkiisu uu ku tala jiro in uu dib u bilaabo ciyaarihii xaafadaha magaalada oo muddo 3 sanadood ah aan la qaban.

Xoghayaha guud ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta cabdi Qani Saciid Carab ayaa dhankiisa sheegay in tababarkani uu qeyb ka yahay qorshaha xiriirka ee ku aaddan in awoodda kubbadda cagta lagu ballaariyo gobollada dalka oo dhan, isagoo intasi raciyay in goballada looga bahan yahay inay muujiyaan sida ay uga go’an tahay inay wax qabsadan si loo garab istaago.

Maqaaladda La Xiriira:

Xiriirka Kubadda cagta oo tababar u furaya macallimiin da’yar

Tartan kubbadda cagta ee gobolka Bari oo la soo dhoweeyay

Wareysi: Xoghayaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta

Ozil: Rajo ayaan ka qabnaa koobka waddamada Yurub
Cayaaryahanka qadka dhexe uga cayaara kooxda Real Madrid iyo xulka Jarmalka, Mesut Ozil  ayaa sheegay inuu rajo wanaagsan ka qabo in dalkiisa uu ku guuleysto koobka qaramada Qaaradda Yurub oo bisha dambe ka furmaya Poland iyo Ukraine.

Ozil waxa uu sheegay in xulka dalkiisa uu ku hungoobay inuu ku guuleysto koobabkii adduunka ee sanadkii 2010 iyo kii qarmada Yurub ee sanadkii 2008, laakin waxa uu tilmaamay inuu jecelyahay in koobka Yurub ay sanadkan ku guuleystaan.

Mesut Ozil  waxa uu sanadkan ka dhex muuqday cayaartoyda kooxda Real Madrid oo record  ku qaadday horyaalka dalka Spain.

Garmalka ayaa qeybta B kula jira waddamada Denmark, Portugal iyo Netherlands, waana qeybta lagu tilmaamay dhimashada.

Maqaaladda La Xiriira:

Ozil: Waxaan filayaa inuu Casillas ku guulaysto Ballon d’Or

Ozil: Augero waxa uu ku soo wajahan yahay Real Madrid

Wenger oo Barcelona u saadaaliyay koobka Yurub

Ciyaartoyda xulka Spain oo la magacaabay
Tababaraha xulka kubbadda cagta Spain, Vicente Del Basque.

Vicente Del Basque ayaa maanta magacaabay 23-ka cayaartoy ee xulka kubbadda cagta Spain uga qeybgaleysa koobka qaramada Qaaradda Yurub oo bisha soo socota ee June ka furmaya dalalka Ukraine iyo Poland.

David Villa iyo Carlos Puyol oo ayaa liiska cayaartoyda la magacaabay lagu soo dirin, waxaana labaduba ay qabaan dhaawacyo.

Sidoo kale waxaa la reebay Adrian Lopez oo Atletico Madrid weerarka uga cayaara, kaasoo kulankii ay xulka Spain 2-0 Serbia ka badiyeen Sabtidii gool dhaliyay, isla markaana cayaar aad u qurux badan soo bandhigay iyo Robert Soldado oo ay isku koox yihiin.

Spain waxay qeybta C kula jirtaa Italy, Croatia iyo Republic of Ireland, waxaana cayaarta ugu horreysa ay 10-ka June ka hor tagayaan xulka Croatia.

Ciyaartoyda la magacaabay ayaa waxay kala yihiin:

Magac

Koox

Goolhayeyaal:

Iker Casillas

Real Madrid

Pepe Reina

Liverpool

Victor Valdes

Barcelona

Difaacyo:

Raul Albiol

Real Madrid

Jordi Alba

Valencia

Alvaro Arbeloa

Real Madrid

Sergio Ramos

Real Madrid

Juanfran Torres

Atletico Madrid

Gerard Pique

Barcelona

Javi Martinez

Athletic Bilbao

Cayaartoyda q/dhexe:

Sergio Busquets

Barcelona

Xavi

Barcelona

Andres Iniesta

Barcelona

Xabi Alonso

Real Madrid

Santi Cazorla

Malaga

Cesc Fabregas

Barcelona

David Silva

Manchester City

Jesus Navas

Sevilla

Juan Mata

Chelsea

Weeraryahanno

Pedro

Barcelona

Alvaro Negredo

Sevilla

Fernando Torres

Chelsea

Fernando Llorente

Athletic Bilbao

Maqaaladda La Xiriira:

Ciyaartoyda xulka Brazil uga qeyb galaysa Copa America oo la magacaabay

Cristiano Ronaldo oo hambalyo u diray Spain

Ciyaartoyda xulka Ingiriiska oo la magacaabay

Tartan oroddo lagu qabtay Uganda
Tartan orod ah / AP Photo

Tartan orod ah oo ay ka qeyb galayeen 3 kun oo qof oo ay ku jiraan 15 dhallinyaro Soomaali ah ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay caasimadda labaad dalka Ugada ee Jinja.

Tartanka oo ay qabanqaabisay shirkad lagu magacaabo Xareed oo ay leeyihiin Soomaali ayaa qeybgashay cayaartoy kala mataleysay waddamada Soomaaliya, Uganda, Kenya, Hindiya iyo Shiinaha, iyadoo lagu tartamayay orodka 10 km iyo 21 km.

Mid ka mid ah mas’uuliyiinta shirkadda Xareed ayaa Bar-kulan u sheegay in tartakan ay ugu talageen is dhex-galka bulshada, ayna tahay sanadkii 4-aad oo ay qabanayaan.

Moses wakiri oo ah orodyahan u dhashay dalka Uganda ayaa tartanka kaalinta koowaad ka galay, iyadoo mid ka mid ah cayaartoydii Soomaaliya u mataleysay tartanka oo magaciisa la yiraahdo Xareed uu kaalinta 11-aad galay.

Kumannaan Somali ah ayaa ka qeyb ahaa dadweynihii u daawasha tagtay tartanka, waxaana lacagaha lagu galayay garoonka loogu talagalay in wax loogu qabto dadka xannuunada malaariyada iyo HIV AIDS -ka qaba ee ku jira isbitaallada ku yaalla magaalada Jinja, sanadkan gudihiisana magaalada Muqdisho ayaa lagu qabanayaa si bulshada ay isku dhex-gasho, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta shirkadda tartanka qabanqaabisay.

Maqaaladda La Xiriira:

Tartan ciyaareed lagu qabtay Beledweyne

Tartan lagu soo gabagabeeyay Boorama

Tartan lagu qabtay Holland oo lacag loogu aruuriyay Abwaan xanuunsan

Tartan lagu xusayay Mugaambe iyo Wiish oo Muqdisho lagu qabtay
Tartan kubbadda caga ah oo lagu xusayay guddoomiyihii xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta, Saciid Maxamuud Nuur Mugaanbe iyo guddoomiyihii guddiga Olombikada, Aadan Xaaji Yabarow Wiish oo labaduba ka tirsanaa mas’uuliyiintii ku geeriyootay qaraxii Tiyaatarka ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay degmada Waaberi ee gobolka Banaadir.

Laba koox oo ku kala cayaarayay magacyada Somali Business iyo Abaay ayuu kulankii kamadambeysata wada cayaaray, waxaana 4-1 ku badisay kooxda Somali Business oo koobkii la guddoonsiiyay.

Guddoomiyaha degmada Waaberi, Axmed Meyre Makaraan ayaa Bar-kulan u sheegay in ujeedka cayaarta ay ahayd sidii loo xasuusan lahaa halgamayaashii ka geeryooday bahda isboortiga Soomaaliya.

Waxa uu intaa ku daray in cayaarta ay ka soo qeybgaleen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo xiriika Soomaaliyeed ee kubbadda cagta.

Tartanka waxa uu socday muddo afar cisho ah.

Maqaaladda La Xiriira:

Dhuusamarreeb: Garoon loogu magacdaray Wiish iyo Mugaambe

FIFA oo ka naxday geerida Wiish iyo Mugaambe

Muqdisho: Tartan ka furmay Iskuul Jabuuti

Wasiirka cayaaraha Galmudug oo Muqdisho kulamo ku qaatay
Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha ee maamulka Galmudug, Saadaq Daahir Mire ayaa kulan la qaatay agaasimaha wasaaradda shaqada, shaqaalaha, dhalinyarada iyo cayaaraha ee dowladda KMG ah ee Soomaaliya.

Saadaq waxa uu sheegay in agaasimaha wasaaradda shaqada, shaqaalaha, dhalinyarada iyo cayaaraha ee dowladda KMG ah ay ka wada hadleen qaabkii ay uwada shaqeyn lahaayeen labada wasaaradood.

Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha ee maamulka Galmudug, Saadaq Daahir Mire waxaa kaloo uu xisay in mas’uuliyiin ka tirsan xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta uu kala hadla sidii looga gacan siin lahaa matrigelinta tartanka cayaareed ay ka qeybgalayaan afar gobol oo Gaalkacyo dhowaan lagu qabanayo.

Xubno garsooreyaal iyo macallimiin isugu jirta oo ka socotay gobollada Hiiraan, Galgaduud, Mudug iyo Shabeelaha dhexe ayaa horraantii sanadkan tababar loogu qabtay magaalada Gaalkacyo, waxaana dhowaan la filayaa in tartan cayaaraha kubbadda cagta ah uu halkaasi uga furmo.

Maqaaladda La Xiriira:

Wasiirka cayaaraha ee Galmudug oo la kulmay Guddiga Olympic-da

Wasiirka cayaaraha Galmudug: Hubka ayaan ka dhigeynaa dhallinyarada

Galmudug oo martigelinaysa tartan dhex maraya 4 gobol

Man City oo doonaysa Daniel Alves
Daniel Alves

Kooxda haysata horyaalka Ingiriiska ee Manchester City ayaa shaaca ka qaadday inay doonayso xiddigga daafaca uga cayaara kooxda Barcelona ee dalka Spain, Daniel Elves.

Manchester City ayaa sheegtay in Daniel Alves oo u dhashay dalka Brazil ay ku dooneyso 15 milyan oo euro iyo cayaaryahan Kalarov oo qeyb ka noqonaya heshiiska.

Kooxo badan oo danaynaya Alves ayaa soo baxaya, kaddib markii ay Barcelona shaacisay inay iska iibinayso.

Kooxda FC Anzhi oo ka dhisan dalka Ruushka ayaa horay u sheegtay inay doonayso Daniel Alves, lamana oga halka uu saldhigan doono mustaqbalkiisa.

Maqaaladda La Xiriira:

Daniel Alves oo diyaar u ah in uu isaga tago Barcelona

Man City oo doonaysa Robin van Persie

Manchester City oo doonaysa mid ka mid ah xiddigaha Barcelona