Latest Media
tv live
[03-02-2012 02:27]
War Shiiq
[28-01-2012 11:39]
Aar Maanta - Ifraax
[20-01-2012 12:29]
Xulasho
[16-01-2012 00:58]
Xeebahadalkeena
[16-01-2012 00:48]
Best dance
[15-01-2012 17:44]
Xamdi
[15-01-2012 07:18]
Wabiyada
[13-01-2012 21:46]
Waayaha Cusub
[13-01-2012 21:41]
Ugbaad
[13-01-2012 21:32]

Albumkii Xeebaha Dalkeena
Users Online
Guests Online: 4

Members Online: 0

Total Members: 5
Newest Member: Tafatiraha

Raadinta

Madaxweynaha Somaliland oo xilkii ka qaaday Taliyihii Milatariga iyo Abaanduulihii Ciidanka Somaliland
Madaxweynaha Somaliland oo xilkii ka qaaday Taliyihii Milatariga iyo Abaanduulihii Ciidanka SomalilandMadaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu xilkii ka qaaday Taliyihii hore ee Ciidanka qaranka, kuna magacaabay taliye cusub.
admin on February 10 2012
Gudiga diiwaangalinta Ururada Siyaasada Soomalialnd oo kormeeraya
Gudiga diiwaangalinta Ururada Siyaasada Soomalialnd oo kormeerayaGuddida Diiwaangalinta Ururada Siyaasada Soomaliland oo Kormeeraya Gobolada ay Xaafiiska ka futeen Ururada la diiwaangaliyay...
Tafatiraha on February 09 2012
Dowladda KMG oo Gudi Wasiiro ah u saartay Qaeaxii Hotel Muna
Dowladda KMG ee Soomaliya aaya Gudi wasiiro ah u saartay Qaraxii shalay galab ka dhacay Hotel Muna ee Degmadda Xamar jab jab ee Magaalada Muqdisho
Tafatiraha on February 09 2012
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda KMG oo Baaq u diray Xarakada Alshabaab
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda KMG oo Baaq u diray Xarakada AlshabaabWasiirka Gaashaandhiga Xukuumada Federaalka KMG ee Soomaaliya ayaa Baaq u diray Xarakada Wilaayada Alshabaab kaan codsaday in Wada hadal ay la galaan Dowladda KMG gacan frana ay ku soo dhaweyneyso hadii ay sidaasi ka dhabeeyaan
Tafatiraha on February 09 2012
Zambiya vs Ivoire Coast oo isagu soo haray Finalka Koobka Qaramada Afrika 2012
Zambiya vs Ivoire Coast oo isagu soo haray Finalka Koobka Qaramada Afrika 2012 11ka Zambia Kotongo oo Mindidiisii Ku Qalay Ghana iyo 10 Gervinvo oo Ivoire Coast Xalay u Xalaaleeyay Finalka ( Zambia vs Ivoie Coasta 12-2-2012)
Tafatiraha on February 09 2012
Ra段isul Wasaaraha Soomaaliya oo Muqdisho kula kulmay Wafdi ka socday Midowga Yurub
Ra段isul Wasaaraha Soomaaliya oo Muqdisho kula kulmay Wafdi ka socday Midowga YurubRa段isul wasaaraha xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya, Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergeyga gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan bariga Afrika, Alexander Rondes oo ay la socdeen Madaxa EU ee Soomaaliya iyo mas置uliyiin kale.
admin on February 08 2012
dagaal ka soconaya Buuhoodle
dagaal ka soconaya BuuhoodleDagaal ka qarxay Gudaha Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Ceyn
Tafatiraha on February 08 2012
Madaxweyne Sheekh Shariif iyo ergeyga Midowga Afrika ee arimaha Soomaaliya oo kulan gaara yeeshay
Madaxweyne Sheekh Shariif iyo ergeyga Midowga Afrika ee arimaha Soomaaliya oo kulan gaara yeeshayMadaxweynaha Dowladda KMG ee Soomaaliya Ayaa Maanta Qasriga Madaxtooyada kulan Albaabadu u xirnaayeen Kula yeeshay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Arimaha Soomaaliya Mr. Jerry Rowlings.
Tafatiraha on February 08 2012
Dagaal saaka ka dhacay Tuulo u dhow Buuhoodle
Dagaal saaka ka dhacay Tuulo u dhow BuuhoodleDagaal u dhaxeeyay Ciidamda Soomaaliland iyo Kuwa Taageersan Maamulka Khaatumo oo Maanta ka dhacay Tuulo u dhow Degmada Buuhoodle ee Gobolka Ceyn
Tafatiraha on February 08 2012
Dagaal Xalay ka dhacay Gudaha Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan
Dagaal Xalay ka dhacay Gudaha Magaalada Baladweyne ee Gobolka HiiraanDagaal Xalay ka dhacay Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan,waxaana dagaalakasi uu u dhaxeeyay Ciidamda Itoobiya e eku sugan Garoonka ugaas Khaliif iyo Kuwa Alshabaab.

Tafatiraha on February 08 2012
Diiwaan-gelin dadka Jihaad-doonka ah oo ka bilaabatay gobolka Bay magaaladda Baydhabo
Diiwaan-gelin dadka Jihaad-doonka ah oo ka bilaabatay gobolka Bay magaaladda BaydhaboXarakada Al-shabaab ayaa waxay xafiisiyo lagu diiwaangeliyo dadka jihaad-doonka ah ka furtay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, iyadoo loogu baaqay ragga iyo haweenka inay qayb ka qaatana dagaallada socda.
admin on February 07 2012




Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Member Poll
Kawaran Baydhabadan

Heer sare
Heer sare
0% [0 Votes]

Meel dhexaad
Meel dhexaad
100% [1 Vote]

Ima cajebin
Ima cajebin
0% [0 Votes]

Votes: 1
You must login to vote.
Started: 24.12.11
Shoutbox
You must login to post a message.

No messages have been posted.